Xasan Sheekh iyo Erdogan oo ka wada haday xiisada Badda iyo wadahadalada dib u bilaabanaya
Aug 12( Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa telefoon kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.Wadahadalkooda ayaa xoogga saaray xiriirka dhow ee labada dal,!--more-->…