Xamse oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika
Aug 04 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika (East African Community).!--more-->…