War Deg-deg ah; Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
Aug 02 (Jowhar.com)-Qarax xoog leh iyo rasaas ayaa laga maqlay hotel xeebta Liido ee magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya.Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxan iyadoo weli aysan soo bixin warbixino dheeraad ah oo ku saabsan qaran.!--more-->…