Xuutiyiintq Yemen oo dishay 70 Askari oo la shaqeynayay Mareykanka iyo Israel
Aug 10( Jowhar.com)-Sida laga soo xigtay Jeneraalo Mareykan ah iyo ilo Sirdoon oo kusugan Barriga Dhexe, Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa dilay 70 Askar iyo Calooshod u shaqeystayaal iskugu jira oo kumaandoos ahaa, kana tirsanaa USA…