Puntland oo dil toogasho ah ku fulisay 10 xubnood oo ka tirsan kooxaha argagixisada
Aug 17 (Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa saaka dil toogasho ah, ku fuliyay 10 xubnood oo ay Maxkamaduhu kuheleen in ay geysteen dilal qorsheysan oo loo geystay haldoorka bulshada Puntland, kana dhacay magaalada Gaalkacyo.Xubnahan la!--more-->…