Shabaab oo qaraxyo ku guubay suuqyadii waaweynaa ee Ceelasha Biyaha
Aug 25(Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo xooggan oo xalay lala beegsaday suuqyadii ugu weynaa deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.Suuqyqda la qarxiyay oo lagu magacaabo!--more-->…