Shacabka ku nool deegaanka Madax-Gesi oo ka cabanaya Alshabaab
Aug 22 (Jowhar)-Shacabka ku nool deegaano ka xiga dhinaca galbeed degmada Jowhar ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin ay ku hayaan kooxda Alshabaab.Mid ka mid ah duqeyda ku nool deegaanka Madaxgesi oo sababo amaan awgeed u qariyay!--more-->…