Jeneraalka hoggaamiya milatariga Sudaan oo isku day dil ka badbaaday
Jul 31 (Jowhar.com)-Afhayeenka ciidamada Suudaan Nabil Abdallah ayaa sheegay in Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan uu ka badbaaday isku day dil.Nabil ayaa weerarka ku eedeeyay xoogagga RSF maaddaama ay yihiin kuwa keliya ee cadowtooyadu!--more-->…