Shir ku saabsan xasilinta deegaanadii laga saaray Shabaab oo ka dhacay Muqdisho
Jul 27 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta.Shirkan oo looga arrinsanayo horumaradii laga sameeyey!--more-->…