Madaxweyne Xasan iyo Erdogan oo ka wada hadlay dhinacyada tamarta iyo difaaca
Jul 29 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa wada-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan.Labada Madaxweyne ayaa ka wada!--more-->…