Iran oo wacad ku martay iney u aargudi doonto Ismacil Haniyah
Aug 01 (Jowhar.com)-Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Arbacadi shalay wacad ku maray, ciqaab adag iyo aar-goosi ka dhan ah Isra’il, kaddib shirqoolki habeenkii Arbacada lagu dilay madaxii siyaasadda ee Xamaas…