Axmed Madoobe oo saaka u safray magaalada Nairobi
May 18 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa saaka ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, isagoo kusii jeeda magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.Madaxweyaha ayaa Nairobi kulamo kula qaadan doonno…