Xisbullah oo sheegtay in Fuad Shukr lagu diley duqeyn ka dhacday Beirut
Jul 31 (Jowhar.com)-Kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay in sarkaal ka tirsan kooxdaasi Fu’aad Shukr lagu dilay weerar ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Beyruut.
Milateriga Israa'iil ayaa sheegay in!--more-->…