Wararkii u danbeeyay dagaal ciidamadda dowladda iyo Shabaab ku dhexmaray Jubaland
Jul 22 (Jowhar.com)-Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab saaka weerar ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaarahaan deegaan lagu magacaabo Harboole oo u dhow degmada Afmadow.!--more-->…