Golaha Wasiirada oo ansixiyay 12 danjire iyo 2 Qunsul Guud
Aug 06 (Jowhar.com)- Shir ay yeesheen caawa Golaha Wasiirrada ayaa lagu ansixiyay magacaabista Danjireyaal dalkeena uga hawlgali doona dibedda si loo dhameystito danaha diblomaasiyadeed ee aan ka leenahay caalamka.Waxaana ay kala!--more-->…