Siyaasiyiin waaweyn oo cambaareysay xariga Weriye Cali nuur Salaad
Jul 22 ( Jowhar.com)-Siyaasiyiin waaweyn oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed,Ra'iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa cambaareeyay xariga weriye Cali Nuur…