Xisbiga uu Hormuudka u yahay madaxweyne Xasan oo caawa looga dhawaaqayo Muqdisho
May 13 (Jowhar) Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo ay ku mideysan yihiin Madaxda DFS iyo Madaxda saddex dowlad goboleed ayaa caawa lagu dhawaaqayaa, iyadoo shirweyinihii u horreeyay ee uu yeelanayo Golayaashiisa.!--more-->…