Madaxda Caalamka oo siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii Joe Biden
Jul 22 (Jowhar.com)-Qaar ka mid ah hogaamiyaasha caalamka ayaa ka fal-celiyay ka haristi uu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ka haray musharraxnimada xisbiga dimoqraadiga ee tartanka doorashada madaxtinimada bisha November.JARMALKA!--more-->…