Rwanda ayaa xaqiijisay wadahadal ay la gashay Mareykanka si logu soo tarxiilay muhaajiriinta
May 10 (Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda Rwanda ayaa xaqiijiyay in dalkiisu uu galay wadahadallo lagu soo dhaweynayo muhaajiriinta laga soo tarxiilay Mareykanka, wax ka yar hal sano kaddib markii uu fashilmay qorshe la mid ah oo ay la…