Isbitaalka Dalmar oo Abaalmarino guddoonsiiyay Howlwadoono Caafimaad
May 08 (Jowhar) -Maamulka Isbitaalka taqasusiga & tacliimiga ah ee Dalmar ayaa qaaday tallaabo dhiirrigelin ah ka dib markii uu si rasmi ah u abaalmariyay qaar ka mid ah shaqaalaha qeybaha Isbitaalka kuwaasoo lagu amaanay adeeg hufan,…