Meksiko Waxay Ka Qaadatay Talaabo Sharci Ah Oo Ka Dhan Ah Google-Ka
May 10 (Jowhar)-Mexico ayaa billowday tillaabo sharci ah oo ka dhan ah Google ka dib markii ay Gacanka Mexico u magacawday 'Gulf of America' isticmaaleyaasha Khariidadaha Google ee gudaha Mareykanka, sida ay sheegtay madaxweyne Claudia…