Gudoomiye Muungaab oo xilka ka qaaday gudoomiyaha degmada Warta-nabada
Jun 14 (Jowhar)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Liibaan Cali Maxamed u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda.Waxaa xilkan laga qaaday Guddoomiyaha!--more-->…