Carruurta iyo dadka da’ada ah ee ku nool Qaza oo bilaabay inay gaajo u dhintaan
May 03 (Jowhar)-Ugu yaraan 57 falastiiniyiin ah ayaa gaajo ugu dhintay Qaza iyadoo ay Israa’iil ay weli ku hayso xayiraad dhinaca cuntada, biyaha iyo gargaarka kale ee muhiimka ah.Sidoo kale waxaa ay ciidamada Israail ay ku hayaan marka!--more-->…