Kulan loogaga hadlayay dib u xoreynta Degmada Ceel-Baraf oo Nairobi lagu qabtay
Mar 28 (Jowhar)-Kulan loogaga hadlayay sidii dib loogaga xoreyn lahaa degmada Ceel Baraf,Biyo Cadde,Caadley iyo MiirTaqwo ee gobolka Sh/dhexe ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.Waxaa mas’uuliyiintii ka qeybgashay kulanka ka!--more-->…