Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn Mareykanka uu Xuutiyiinta kula eegtay Sanca
Apr 28 (Jowhar) Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo Axadii shalay ka dhacday caasimadda Sanca, sida uu sheegay TV-ga Al Masirah ee xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta Yemen. Dhinaca kale, Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa…