Su’aalo ka dhashay Gogosha Wadatashiga ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhawaaqay
Apr 01(Jowhar)-Inkastoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku dhawaaqay gogol wadatashi qaran, haddana falanqeeyayaasha siyaasadda ayaa arrintaas u arka jawaab lala soo daahay oo ka dhalatay cadaadis isa soo tarayay oo Villa Somalia kaga imaanayay…