Madaxweynaha Suuriya oo soo dhisay dowlad cusub oo ku meel gaar ah
Mar 31(Jowhar)-Madaxweynaha Suuriya Axmed Al-Sharaa ayaa ku dhawaaqay in la dhisayo dowlad ku meel gaar ah, isagoo magacaabay 23 wasiir oo ka tirsan golaha wasiirrada cusub ee la ballaariyay, taasoo muujineysa tallaabo muhiim ah oo loo…