Agaasimaha NISA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo tagay furimaha hore ee degmada Aadan-yabaal
May 26 (Jowhar) Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta booqday Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan furimaha dagaalka ee aagga degmada Aadan-yabaal.!--more-->…