General Maxamed Siciid Morgan oo geeriyooday

May 28 (Jowhar)-Janaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo la sheegay inuu ku xanuunsanaa muddooyinkii danbe sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Punland.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More