Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka u diiday iney ku shiraan hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho
May 26 (Jowhar)Xubno mucaaradka kamid ah ayaa ku warramay in laamaha amniga ee dowladda ay amar dul dhigeen maamulka hoteelka Jazeera ee ku nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Miqdisho.Macluumaadka ayaa intaasi kusoo!--more-->…