Shariif Sheekh Axmed oo ku baaqay in si dhab ah loo baaro dilka taliye Nuur Fareey
Apr 05( Jowhar) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyey geerida Taliyihii Guutada 14-October ee ciidanka xoogga dalka Gaashaanle sare Nuur Fareey oo lagu dilay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha…