Hayaanki nolosheyda 50 sano oo adeeg Qaran ah

Waxaan ku dhashay deegaanka Meexaan ee degmada Galcad ee Gobolka Gaduud sanadkii 1958. Waalidkey waxay ahaayeen xoolo dhaqato iyo beeraley dan yar ah, laakiin si wanaagsan ayay iisoo barbaariyeen aad-na waa iigu dadaaleen.Yaraanteydi

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More