Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Milatariga oo lagu diley Hiiraan
May 17 (Jowhar) Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Milatariga Soomaaliya ahaana taliyihii Guutada 26aad ee qeybta 27aad ee Xoogga dalka Cornel Cabdiraxmaan Xujaale lagu dilay gelinkii…