Dowlada Soomaaliya oo ku shaacisay in berri ay tahay Maalin Ciid ah
Mar 29(Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Axad ah 30-ka Maarso 2025 ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga,kadib markii laga arkay bisha Shawaal gudaha dalka Soomaaliya.Wasaaradda!--more-->…