Hogamiye Cabdicasiis Laftagareen oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Apr 03(Jowhar) Hogamiyaha maamulka Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Laftagareen ayaa goordhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kulan hadhimo-sharafeed ah ay maamullada KGS, Galmudug iyo Hirshabeelle kula leeyihiin Madaxweyne…