Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Qunsulkii Safaaradda Sweden
Apr 03(Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa eriday Anna Saleem Hojberg Qunsulkii Safaaradda Sweden ahna Madaxa Horumarinta iyo iskaashiga ee Sweden, sida uu qoray Wargeys laga leeyahay dalka Sweden.
Go’aankan ayaa dhacay bishii Maarso,…