Ukraine oo ka aqbashay Maraykanka heshiis xabad joojin 30 cisho ah
Mar 12(Jowhar)-Maraykanka ayaa ogolaaday in uu dib u bilaabo kaalmadii milatari iyo tii sirdoonka ee uu siin jirey Ukraine ka dib wadahadalo uu ay dowlada Ukraine ku oggolaatay xabad joojin soddon cisho ah.Kadib kulan ka dhacay dalka!--more-->…