Faah faahino laga helayo kulanka madaxweyne Xasan iyo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraatka…
Mar 19 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Sheikh Shakhboot Binu Nahyaan…