Muuse Biixi oo amray in la joojiyo dhismo uu Maayir Mooge ka waday Hargeysa
April 28 (Jowhar.com)-Madaxweyne Biixi, ayaa amray in la joojiyo dhismaha xarunta degmada 26 june oo dawladda hoose ee Hargeysa ka dhisay suuqa xisbiga.Biixi, ayaa u muuqda in uu la saftay garabka xildhibaanada diidan in laga dhiso!--more-->…