Kursiga uu ku fadhiyay Cabdiweli Muudey oo loo doortay Maxamed Cabdalla
Maxamed Cabdalla Axmed ayaa ku soo baxay kursiga #HOP145 oo saaka doorashadiisa ka dhacday Baraawe. Kursigan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay C/weli Muudeey Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 10aad.Xildhibaan Maxamed!--more-->…