Ukraine Oo Bilowday Weerar Muhiim Ah Oo Ay Ku Qaaday Diyaarada Ruushka
Jun 01 (Jowhar)-Waaxda amniga ee dalka Ukrain ee SBU ayaa ku dhawaaqday in ay si guul leh u beegsatay diyaarado militari oo Ruushku leeyahay oo lagu qiimeeyay lacag dhan 7 bilyan oo doolar (€6.1 bilyan) duqeymo xiriir ah oo ay fuliyeen…