Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqasho ku tegey magaalada Carta
Jun 03 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta oo ahayd halkii lagu soo unkay Jamhuuriyadda…