Hoggaamiyaha Xisbiga Midigta Fog ee Faransiiska oo 5 sano laga mamnuucay siyaasada
Mar 31(Jowhar)-Maxkamad ku taal dalka Faransiiska ayaa xukun xabsi ah ku soo rogtay hogaamiyaha midigta fog ee Marine Le Pen, waxaana laga mamnuucay in ay u tartanto xafiis dowladeed ka dib markii lagu helay danbi ah in ay musuq maasuqday…