Burcad badeed Soomaali ah oo Afduubatay doon laga leeyahay Yemen
Feb 12(Jowhar) Koox la tuhunsan yahay inay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa qabsaday dooni kalluumeysi oo Yemen laga leeyahay, meel u dhow xeebta Geeska Afrika, sida ay mas'uuliyiintu sheegeen.Hawlgalka ciidanka badda ee Yurub ee!--more-->…