Musharixiinta mucaaradka oo shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka gogosha uu iclaamiyay madaxweyne…
Jun 02(Jowhar) Madasha Samata-bixinta Mucaaradka ayaa soo dhoweyay gogoshada Wadatashi ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana ay ku baaqeen in la caddeeyo ajandaha iyo qodobada looga wada hadlayo gogosha, iyagoo soo jeediyay…