AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah Shabaab uga soo rideen Xawaadley
Jun 03 (Jowhar) Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, oo ku yaalla waqooyi-bari Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, si nabad…