Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Aug. 06 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta…