54 qof oo lagu dilay madaafiic lagu garaacay suuqa Omdurman ee dalka Sudan
Feb 02(Jowhar) Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Sabtidi sheegtay, in ugu yaraan 54 qof lagu dilay 158 kalana ay dhaawacmeen, kaddib marki fallaagada RSF ay madaafiic ku garaaceen suuq ku yaalla magaalada Omdurman.