Wararkii u danbeeyay khasaaraha duqeymo ay isweydaarsadeen Israel iyo Xizbullah
Nov 13 (Jowhar)-Ciidamada Israel ayaa duqaymo dhanka cirka ah ku garaacay Talaadadi shalay magaalada caasimadda ah ee Beyruut ee ku taal koonfurta dalkaasi Salaasadii, halka ugu yaraan 20 qof ay ku dishay duqeymo kale oo ay ku…