Warar dheeraad ah oo laga helayo kulanka Xasan Sheekh iyo Abiye ee dalka Turkiga
Dec 12 ( Jowhar)Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan lagu wado inuu maanta ka dhaco Turkiga, kaas oo lagu dhammeystirayo dadaalladii dhexdhexaadinta ee Soomaaliya iyo Itoobiya.